Madaxweyne Erdogan oo Aargoosi ku hanjabay kadib weerar lagu dilay Ciidamo Turki ah

Ciidamada milatariga Turkiga ayaa duqeymo culus oo aargoosi ah ku garaacay saldhigyo ay milatariga Siiriya leeyihiin , duqeyntan ayaana looga jawaabay weerar ciidamada Siiriya ku dileen ciidamo katirsan Milatariga Turkiga ee ku sugan gudaha Siiriya. Saldhig milatariga Turkiga ku leeyihiin gobolka Idlib ayaa waxaa duqeeyay ciidamada milatariga Siiriya, waxaana duqeyntaasi ku dhintay afar kamid ah … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo Aargoosi ku hanjabay kadib weerar lagu dilay Ciidamo Turki ah